image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Odayaal la heshiiyay AlShabaab oo ay Maxkamadda Ciidamada xukun ku ridday.

Maanta ayay Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida xukun adag ku ridday Odayaal ka soo jeeda magaalada Cadaado oo dhawaan heshiis lasoo galay Al-Shabaab kadib markii ay ugu tageen degmada Xarardheere taasoo ay hadda la wareegeen Ciidamada Galmudug oo kaashanaya kuwa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya

Waxay kala yihiin Odayaasha lagu riday xukunka:-

1: Sugaal Warsame Cali

2: Caliyare Axmed Xeyle

3: iyo Cumar Maxamed Jimcaale

Odayaashan ayaa 27-kii December ee sanadkii tegay laga soo xiray gudaha degmada Cadaado kadib markii ay heshiis la soo galeen Al-Shabaab.

Xasan Cali Nuur (Shuute) Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabkasida ayaa sheegay in ay maxkamaddu odayaasha ku xukuntay xabsi ciidan oo shan sano ah.

Waxay maxkamaddu u ogolaatay Odayaasha la xukumay in ay qaadan karaan racfaan.

Cabdullaahi Cali Cabdulle 

Xafiiska Warqabadka Muqdisho

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.