image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Khasaare xooggan oo uu gaystay dagaal beeleed ka dhacay Mudug

Gaalkacyo (ONKOD) Laba maleeshiyo beeleed ayaa dagaal uu ku dhaxmaray deegaano ka mid ah gobolka Mudug ee bartamaha dalka.

Waxa la sheegay in dagaal beeleedkan uu gaystay , khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Labada beelood ayaa ku dagaallamay dhulka ku magac dheer Golol gaar ahaanna miyiga u dhexeeya Towfiiq iyo Af-Barwaaqo.

Ugu yaraan 7 ruux oo labada dhinac ah ayaa la xaqiijinayaa in ay ku geeriyoodeen dagaalkii shalay halka ay jiraan dhaawacyo kala duwan.

Xaaladda dhulkii lagu dagaallamay ayaa saaka deggan inkastoo aysan ilaa iyo hadda muuqan cid kala dhex gashay dhinacyada dagaallamay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.