image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Guddoomiye ka mid ah maamulka Walawayn oo Aano qabiil loo dilay

Walawayne (ONKOD ) Xiisad ka dhalatay dilka Guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshada ee  Degmada Walawayn ee Shabeellaha hoose ayaa ka taagan maanta degmadaas. Sida wararku...

Puntland ‘’ Somaliland marnaba Imtaxaanka shahaadiga kuma qaadi karto Sanaag ‘-

Garowe (ONKOD) Maamul goboleedka Puntland ayaa digniin u diray Somaliland oo la sheegay in ay damacsan tahay in deegaanada labada dhinac ay ku mursan...

Rayid lagu laayay gobolka galgaduud & Galmudug oo ka aamusin ficilkaas

Dhuusmareeb (ONKOD ) Wararka aan ka helayno maanta oo Jimca ah deegaano ka  mid ah gobolka galgaduud ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay dad...

Faysal Cali Waraabe ‘’ Garoowe ayaa la wareegaynaa ‘’

Hargaysa (ONKOD ) Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay hadal ka soo yeeray hadal shalay ka soo yeeray Madaxwaynaha...

Madaxwayne DENI oo balanqaad culus u sameeyey Guddiga TPEC

Garoowe (ONKOD) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in Guddiga doorashooyinka maamulkaas ay qabteen howl taariiqi ah  oo la xasuusan doono. Madaxwayne...

Xasan Sheekh oo ku adkaysana doorasho qof & cod

Adis Ababa (ONKOD ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa markale ku celiyay muhiimada ay leedahay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof...

Ciidanka Dowladda oo lagu wareejinayo Saldhigyadii ATMIS

Muqdisho (ONKOD) Soomaaliya ayaa isku dayaysa in  ay la wareegto amniga dalka ka dib ka bixitaanka ciidanka ATMIS ee Soomaaliya kuwaas oo qayb ka...

‘’Aniga ma geeriyoon ee waa noolahay ‘’ hadal uu jeediyay Museveni

Kampala (ONKOD)  Madaxwaynaha Uganda oo la xanuunsanayay COVID-19 ayaa waxaa soo baxayay maalmahan  warar sheegaya inuu  dhintay , taas oo isla qabsatay dalka Uganda. Madaxwaynaha...

Diyaarad siday xubno Axmed Madoobe soo magacaabay oo laga celiyay hawada

Garbahaaray (ONKOD) Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo maanta oo Talaada ah waxaa laga celiyay diyaarad siday , Guddoomiyaha  Ahmed Madoobe u magacaabay gobolka Gedo...

WARCUSUB : Rasaas laga maqlayo gudaha Baraawe & adeegii koronto oo maqan

Baraawe  (ONKOD ) Wararka  caawa  laga helayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in  dagaal galabta bilowday uu soo gaaray caawa. Dadka  deegaanka...

Jabuuti & KENYA oo ka hadlay imaanshaha ciidanka safka hore ee Soomaaliya

Jabuuti (ONKOD ) Dowladaha Jabuuti & Kenya ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay , is waafajinta ciidanka safka hore ka socda kuwaas oo...

Xogaha layaabka leh ee ku soo kordhay – weerarkii Buulamareer

Muqdisho (ONKOD ) Ciidanka ku  dhaawacmay weeraradii ka dhacay magaalada Buulamareer ee Shabeellaha – hoose  laguna dawanayo  isbitaal ku – yaalla xerada Xalane ee...

WAR-MURTIYEED: Xiriirka ururrada shaqaallaha Soomaaliyeed oo ku baaqay shaqo joojin 10 cisho ah

TAARIIKH: JUNE, 10, 2023 UJEEDO: WAR SAXAAFADEED Ugu horreyn, Xiriirka Guud ee Guud ee Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed (SOCOTU) oo ay ku mideysan yihiin dhammaan Ururada Shaqaalaha...

KOOBAN : Waddo mashquul badan oo Muqdisho ah ayaa qarax uu ka dhacay

Muqdisho (ONKOD ) Sarkaal  ka tirsan ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa qarax lagula eegtay isgoyska soobe ee magaalada Muqdisho. Xiligauu qaraxa dhacayay ayaa waxaa wadada u...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.