image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxwayne DENI oo balanqaad culus u sameeyey Guddiga TPEC

Garoowe (ONKOD) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in Guddiga doorashooyinka maamulkaas ay qabteen howl taariiqi ah  oo la xasuusan doono.

Madaxwayne Saciid Deni ayaa sheegay in howl adag oo loo baahnaa ay qabteen  Guddiga doorashada TPEC kuwaas oo ku guulaystay qabashada doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacday deegaano ka mid ah Puntland.

“Xubnaha sare ee Guddiga iyo Hawlwadeenada TPEC ee Xarunta Dhexe waxaan ku bogaadinayaa shaqadii adkeyd ee aad soo qabateen oo aheyd Hawl Hufan oo shacabka Puntland iyo daneeyayaasha maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ahba u riyaaqeen” ayuu yiri Deni

Hadalkan ayaa Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni waxa uu sheegay mar uu booqasho uu ku tagay xarunta  Guddiga doorashooyinka ee magaalada Garoowe.

Madaxweynaha waxa uu Guddiga iyo Hawlwadeenadaba u balanqaaday in Dowladdu ay sii wadi-doonto tayaynta iyo taagerida guddiga doorashoyinka.

Guddoomiyaha Guddiga Mudane Abdirsak Ahmed Said ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyay booqashada, bogaadinta iyo mahadcelinta uu ugu yimi Guddiga.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.