image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Faysal Cali Waraabe ‘’ Garoowe ayaa la wareegaynaa ‘’

Hargaysa (ONKOD ) Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay hadal ka soo yeeray hadal shalay ka soo yeeray Madaxwaynaha maamulka Puntland.

Faysal ayaa sheegay in marnaba macquul ahayn in ciidanka Somaliland ay ka baxaan deegaano ka mid ah gobolada Sool iy sanaag , halkaa soo ay   dagalamayaan dadka deegaanka iyo ciidanka Somaliland.

Eng, Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ciidanka Somaliland aan la qaadayn Laas-Caanood in ay sii socdaan mooyee, isla markaana hadii aan saan wax laga bedelin ay xaaladda sii adkaan doonto.

Intaas waxa uu warkiisa ku daray in Somaliland xaq ay u leedahay in ay ilaalashato xudadaheeda isla markaana ogolaan doonin in lagu soo xad gudbo sida uu hadalka u dhigay.

Wuxuu hadalkiisa uu intaasi kudaray in hadii ay sii jirto xiisada Laas-Caanood leys kugu tegi doono Magaalada Garoowe, isaga oo Madaxweynaha Puntland ku eedeeyay in uu mas’uul ka yahay dhibaatada ka taagan Laas-Caanood.

Deegaano ka mida ah gobolada Sool iyo sanaag waxaa wali ka taagan dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha kacdoonka ee dadka deegaanka .

Ilaa iyo hadda wali xal ah wali lagama gaarin xaaladda ka taagan deegaanada gobolada Sool , sanaag iyo sanaag.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.