image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

‘’Aniga ma geeriyoon ee waa noolahay ‘’ hadal uu jeediyay Museveni

Kampala (ONKOD)  Madaxwaynaha Uganda oo la xanuunsanayay COVID-19 ayaa waxaa soo baxayay maalmahan  warar sheegaya inuu  dhintay , taas oo isla qabsatay dalka Uganda.

Madaxwaynaha Museveni ayaa meesha ka saaray jiritaanka wararka xanta ah eek a jira dalkiisa ee ah inuu dhintay ka dib markii uu ku dhacay xanuunka COVID-19.

Waxa uu sheegay Madaxwaynaha  Uganda inuu maqlay warka ku saabsan  inuu geeriyooday , hasae ahaatee waxa uu sheegay in warkaas uu yahay mid aan waxba ka jirin

“Salaan. Hadda waa maalintii 5-aad ee xaaladdayda korona. Xalay si wanaagsan ayaan u seexday illaa saacadda 10-aad ee habeenimo,” ayuu madaxweynuhu ku yiri boggiisa rasmiga ah ee Twitter-ka habeenimadii Axadda.

Madaxwyanaha Uganda ayaa sheeegay in uu jiro warka ku saabsan , inuu xanuunsanaa maalmihii la soo dhaafay oo uu dareemayay xanuun dhanka muqaha iyo hargab sida uu sheegay.

“Markii hore, Arbacadii, waxaa sidoo kale jiray xoogaa muruq xanuun fudud, oo lagu yaqaano hargabka caadiga ah,” ayuu yidhi, isaga oo raaciyay in xanuunka murqaha uu hadda tagay, marka laga reebo in laga dareemayo caabuqa cunaha.

Madaxwaynaha Uganda ayaa sheegay in uu nool yahay oo aanay jirin warka Kampala yaalla ee sheegaya inuu isaga geeriyooday .

Maalmihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada lagu faafiyay warar sheegaya in Museveni loo wareejiyay daryeelka degdega ah ka dibna uu u dhintay dhibaatooyin la xiriira COVID-19.

 

 

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.