image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Puntland ‘’ Somaliland marnaba Imtaxaanka shahaadiga kuma qaadi karto Sanaag ‘-

Garowe (ONKOD) Maamul goboleedka Puntland ayaa digniin u diray Somaliland oo la sheegay in ay damacsan tahay in deegaanada labada dhinac ay ku mursan yihiin in ay ka qabato imtaxaanka shaahadiga.

War qoraal ah oo ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in marnaba suurtagal ahayn danaca Somaliland ee ah in ay  imataxaanka  ay ku qaado gobolada Sanaag iyo Heylaan.

Warka  ka soo baxay  Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa  looga digay dhammaan dugsiyada Waxbarashada gobolka Sanaag in aysan geli karin imtixaanka Somaliland

“Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland waxay ku wargalinaysaa Dugsiyaddaas Degaandaas Puntland Sanaag iyo haylaan in aysan galin karin Imtixaanka Somaliland” ayaa lagu yiri qoraaka.

Wasaarada ayaa sheegtay in iskuulkii ku yaalla labadaas gobol ee ka qeyb ka qeyb qaata imtixaanka Somaliland lagala laaban doono aqoonsiga.

Wasaarada ayaa sheegtay in iskuulkii ku yaalla labadaas gobol ee ka qeyb ka qeyb qaata imtixaanka Somaliland lagala laaban doono aqoonsiga

Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in sanadkan ay qorshaynayso in ay qorsheynayso in imtixaanka shahaadiga ah geyso gobolo ay kamid tahay Sanaag

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.