image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Diyaarad siday xubno Axmed Madoobe soo magacaabay oo laga celiyay hawada

Garbahaaray (ONKOD) Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo maanta oo Talaada ah waxaa laga celiyay diyaarad siday , Guddoomiyaha  Ahmed Madoobe u magacaabay gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbiraalle.

Dadka deegaanka ayaa isugu soo baxay  Garoonka diyaarada magaalada kuwaas oo diiday in magaalada ay  yimidaan diyaarada siday masuuliyiinta maamulka Ahmed  u soo magacabay gobolka Gedo.

Waxaa lagu soo waramayaa in dadka ay dhigeen dibadbaxyo ay ku diideen in diyaarada ay soo caga dhigto , waxaana ugu danbeyn xubnahaas laga celiyay hawada oo ma noqon suurtagal in ay  ka degaan magaalada Garbahaaray.

Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in magaalada  Garbahaaray ay ka dejiyaan xubnaha cusub ee Ahmed Madoobe u magacaabay gobolka Gedo.

Axmed Madoobe todobaadkii hore maamul cusub u magacaabay gobolka gedo, balse shacabka gobolkaasi ayaa diidmo kala hor-yimid

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.