image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Sarkaal ka tirsanaa Qaramada Midoobay oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho (ONKOD ) War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa lagu  sheegay in ay aad ugu xun yihiin...

Sarkaal sare oo NISA ah oo lagu dilay magaalada Marka Sh.Hoose

Marka (ONKOD) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha  Hoose. Qaraxan ayaa wararka hadda la helayo waxa...

XOGTA ‘’DAHSOON ‘’ ee laga qariyay shacabka ee qaraxyadii Xeebta Liido

Muqdisho (ONKOD )  Magaalada Muqdisho laba maalin ka hor waxaa ka dhacay weerar dad badan ay ku dhinteen kaas oo ka dhacay Xeebta Liido...

Ciidanka KENYA & Jubbooyinka dhaqdhaaqyada ay ka wadaan

Kismaayo (ONKOD ) Ciidanka Kenya ee ku sugan Jubbooyinka ayaa lagu soo waramayaa in dhaqaaq ciidan ay ka wadaan deegaano ka mid ah gobolkaas. Ujeedka...

UNICEF ‘’Maqalka dhimashada 22 caruur Soomaaliyeed waxay nagu uur-ku taallo ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Ka dib  markii maalin ka hor ku dhawaad 22 caruur ah ay ku dhinteen waxyaabaha qarxa oo ay ku  cayaarayeen gobolka...

’Catriona Puntland waan ku bogaadinaynaa doorashadii ay qabteen ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Wakiil gaar ah ee xoghayahaa Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Marwo Catriona Laing ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ku...

Booliska oo soo bandhigay khasaaraha weerarkii Xeebta Liido

Muqdisho (ONKOD ) Ciidanka Booliiska  Soomalaiyeed ayaa war ka soo saartay khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu qaaday dhismaha maqaayadda Pearl Beach ee ee degmada...

Sidee Al- Shabaab uga hadashay weerarkii Xeebta Liido ee Muqdisho ?

Muqdisho (ONKOD ) Kooxda Al- Shabaab ayaa war ka soo saartay weerar badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. War...

Dowladda Uganda oo digniin u dirtay ciidankeeda jooga Soomaaliya

Kampala (ONKOD ) Dowladda Uganda ayaa u sheegtay ciidankeeda ku sugan Soomaaliya looga baahan yahay in la yimadaan  farsamo  cusub oo ay ku jabinayaan...

DFS ‘’ Waa soo afjarnay weerarkii Al- Shabaab ay ku qaadeen Liido ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegtay in lagu guuleystay soo afjaridda weerarkii lagu qaaday magaayadda Pearl Beach ee degmada Cabdicasiis ee gobolka...

Shirka golaha wasiiradda oo lagu ansixiyay jiheynta hannaanka doorashooyinka dalka

Muqdisho (ONKOD ) Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu  shir guddoominayey ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Jiheynta Hannaanka Doorashooyinka...

Isimadda SSC sidee u arkaan go’aanka Golaha ammaanka ee Laascanood ?

Laascanood (ONKOD) Waxgaradka gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn ayaa sheegay in  talaabo wanaagsan ay tahay in Ciidanka Somaliland ay ka baxaan deegaanada ay...

ARRIMAHA BULSHADA : Sare u kac ku yimid Qiimaha Mooska

Muqdisho (ONKOD ) Sare u kacii ugu xooganaa ayaa ku yimid qiimaha , mooska ee suuqyada magaalada Muqdisho taas oo saamaynteeda laga dareemayo caasimadda. Ganacsatada...

Ciidanka Kenya oo qarax lagula eegtay duleedka magaalada Mandera

Mandheera (ONKOD ) Faahfaahino dheeraad aha yaa kasoo baxaya qarax ka dhacay duleedka magaalada Mandera qaraxaas oo la eegtay cutubyo katirsan ciidanka Kenya, qaraxan...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.