image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

XOGTA ‘’DAHSOON ‘’ ee laga qariyay shacabka ee qaraxyadii Xeebta Liido

Muqdisho (ONKOD )  Magaalada Muqdisho laba maalin ka hor waxaa ka dhacay weerar dad badan ay ku dhinteen kaas oo ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Mudisho.

Qaraxyadan oo masuuliyadiisa ay sheegteen kooxda Al- Shabaab oo dagaal kala soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ilaa iyo hadda ka hadlin madaxda saree e Dowladda Soomaaliya  oo aan ka dirin wax Tacsi ah.

Saraakiisha Dowladda dhankooda wali dadka shacab ah ma aysan siin faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan qaraxyadan iyo sida loo soo abaabulay marka laga reebo khasaare kooban oo ay soo bandhigeen ciidanka Booliska.

Waxaase jira tuhun badan oo ka dhashay weerarkan sida uu u dhacay , iyo sida suurtagal ay ku noqotay in kooxda ay ka  gudubto meelo si aad ah loo ilaaliyo ka hor inta aan la gaarin xeebta Liido ee Muqdisho.

Shakiga ugu badan waxa uu dhashay markii Dowladda Soomaaliya ay qarisay maydadka xubnaha ay ku sheegtay Al- Shabaab kuwaas oo xirnaa dharka ciidanka  cusub ee  loogu talagalay amniga caasimadda.

Dad ku sugan  Xeebta Liido ayaa sheegay in ay arkayaan ciidan  xiran dharka cusub ee  Boolis Militario kuwaas oo markii dambe bilaabay in weerar ay ku qaadaan Hotelka Pearle Beach halkaa soo dad badan ay ku sugnayeen.

Dowladda ma aysan ka hadlin halka kooxda ay ka keentay dharka cusub ee Ciidanka ilaalada degmooyinka ee tababarkooda uu gacanta ka gastay Imaaraadka carabta.

Warbaahinta gudaha ayaa sidoo kale loo diiday in ay ka hadlaan wax ka baxsan warka  ay baahiyeen ciidanka booliska ee keliya ay ku soo bandhigeen khasaaraha taa soo muujinaysa sida aan  u jirin isla xisaabtan Hay’adaha amniga ee Dowladda.

 

 

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.