image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

’Catriona Puntland waan ku bogaadinaynaa doorashadii ay qabteen ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Wakiil gaar ah ee xoghayahaa Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Marwo Catriona Laing ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ku tegtey Puntland, gaar ahaan magaalada  Garoowe.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa marwo Catriona Laing ku qaabilay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe.

Wakiilka Xogyahaya Qaramada Arrimaha Soomaaliya  ayaa ku bogaadisay Puntland sida wanaagsan ee ay u qabteen doorashada qof  iyo cod ee Golayaasha deegaanka oo ahayd  talaabo ku dayasho mudan.

” Doorashooyinkii tooska ahaa ee dhowaan ka dhacay Puntland, baahiyaha bini’aadantinimo, dadaallada nabadda iyo dowlad-dhisidda, iyo taageerada Qaramada Midoobay” ayay labada dhinac ka wada-hadleen sida ku xusan qoraalka UNSOM.

Catriona Laing ayaa xustay in talabadaas bilow wanaagsan ay u tahay geedi socodka  Dowladnimada Soomaaliya  iyo dhismaha dimuqraadiyada waxayna ka hamblayaysay doorashada.

“Tani waa horumar weyn oo laga gaaray horumarka dhanka dimuqraadiyadda, waxayna sidoo kale muujineysaa in horumar laga gaari karo qaybaha kale ee Soomaaliya ‘’

Waa maamul goboleedkii labaad oo ay booqaneyso haweeneydaan oo todobaadkii hore soo gaartay magaalada Muqdisho, waxayna horay u tegay dowlad goboleedka HirShabelle.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.