image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Isimadda SSC sidee u arkaan go’aanka Golaha ammaanka ee Laascanood ?

Laascanood (ONKOD) Waxgaradka gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn ayaa sheegay in  talaabo wanaagsan ay tahay in Ciidanka Somaliland ay ka baxaan deegaanada ay ka sugan yihiin goboladaas.

Hadalkan ayaa yimid ka dib markii Golaha Ammaanka fadhi uu  yeeshay ku sheegay in Somaliland looga baahan yahay in si deg deg ah ay ugala baxdo ciidankeeda Sool Sanaag iyo Cayn.

“Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan dhinacyada in ay si degdeg ah ku gaaraan heshiis xabbad joojin ah, waxaana ku boorineynaa wadahadal loo dhan yahay ‘’ ayaa lagu yiri warka soo baxay Golaha amaanka

War ka soo baxay garadada ,  SSC ayaa lagu sheegay in warka ka soo baxay Golaha amaanka uu muujinayo sida aduunyada ay ugu xun  tahay weerarka gardadarada ah ee lagu soo qaaday Khaatumo.

Intaas waxa ay ku dareen in ay adkaynayaan warka Golaha amaanka ee la xiriira in deegaanka uu noqdo mid colaada ka caagan aaga dagaalkan la baabiyo oo Somaliland dib ay ugu laabato deegaanadeeda

Colaadda Laasacaanood oo socotay afartii bilood ee la soo dhaafay ayaa waxaa ku dhintay boqolaal qof, halka kumannaan kale ay ku barakaceen.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.