image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka Kenya oo qarax lagula eegtay duleedka magaalada Mandera

Mandheera (ONKOD ) Faahfaahino dheeraad aha yaa kasoo baxaya qarax ka dhacay duleedka magaalada Mandera qaraxaas oo la eegtay cutubyo katirsan ciidanka Kenya, qaraxan oo geystay qasaare u badan dhaawac.

Sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa qaraxa in uu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso ayaa la sheegayaa in waddada dhineceeda lagu aasay, qaraxa ayaa lala eegtay gaari ay wateen ciidanka amaanka dalka Kenya kaas oo ku socdaalayay magaalada Mandera oo ku taala xadka labada dal ey wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya.

Wararka ayaa intaasi kudaraya, qaraxa in ay ku dhaawacmeen todobo askri oo katirsan ciidanka Kenya kuwaas oo loola cararay Isbitaal kuyaala magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.

Dhanka kale waxaa lagu soo waramayaa in gaariga qaraxa lala beegsaday uu gabi ahaanba ku burburay goobta qaraxa lagula eegtay, sidoo kale ciidanka la qarxiyay ayaa kusii jeeday dhanka degmada CeelWaaq halkaas oo ay xero kulahaayeen sidoo kale qaraxa kadibna ay rasaas fureen.

Waxaa lagu soo waramayaa in hadda xaaladu tahay mid degan, dhanka kale saraakiisha laamaha amaanka dalka Kenya oo ka hadlay qaraxa ayaa sheegay in haatan ay wadaan baaritaano ku aadan qaraxaas eyna ku eedeynayaan Kooxda Al-Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.