image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Golaha Shacabka : Fadeexo Dowladda Xasan kala kulantay maanta muddo kororsiga

Muqdisho (ONKOD ) Xarunta Villa Hargeysa  ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka qabsoomay kulan xasaasi ah oo xildhibaanada golaha shacabka uga doodayaan wax ka badal lagu sameynayo daatuurka dalka.

Xildhibaanada ayaa si weyn uga hadlay mooshinkan oo soo billowday bishii Febraayo sanadkan, kaas oo loo xil-saaray guddi uu horkacayo xildhibaan Mahadi Guuleed.

Qaar kamid ah xildhibaannada golaha shacabka ayaana si adag uga dooday mooshinka muddo kororsiga, waxa ayna xildhibaannada isugu jireen kuwa taageersanaa mooshinka iyo xildhibaanno kale oo kasoo horjeeda muddo kororsiga.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo isna kamid ah xildhibaannada mooshinkan ka dooday ayaa sheegay in madaxweyne  Xasan Sheekh isaga oo diidan muddo kororsi nafsadiisa halis u gashay, waxa uuna sheegay in Xasan laga yeeleyn waxii uu isagu horey u diiday.

Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil (Firinbi) ayaa xaaraan ku tilmaamay qorshaha wax ka bedelka loogu sameynayo dastuurka, waxa uu sheegay in si lamid ah Farmaajo uu ula dagaalami doono nidaamka madaxweyne Xasan hadey mudo kororsi u weecdaan.

Xildhibaanno kale oo kulanka ka hadlay ayaa iyana si weyn u taageeray mooshinka muddo kororsiga, waxa ayna xildhibannadaasi qiil u sameenayeen in dalka laga hir-gelinayo doorasho dadweyne oo qof iyo cod ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.