image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Sarkaal la shaqaynayay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la qarxiyay

Muqdisho (ONKOD) Xogheynta Ergeyga arimaha bani’aadanimada Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku dhaawacmay  Qarax gaariga loogu xiray

Axmed Garaar Cabdulaahi oo ah Xogheynta xafiiska  CCW ayaa la sheegay xiliga uu qaraxa dhacayay in uu ku sugnaa wadada Dabka.

Axmed ayaa qaraxa waxaa kasoo gaaray dhaawac, iyadoo la geeyay mid kamid Isbitaallada magaalada Muqdisho, Xildhibaan Cabdiraxmaan ayaa saakay ka qeyb galay kulanka golaha shacabka.

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa muddooyinkii dambe hoos u dhacay qaraxyada iyo dilalka, kadib markii caasimadda ay ka howlgaleen ciidan Police Militaire ee xasilinta Muqdisho.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.