image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda oo sheegtay iney dishay 90 Shabaab ah, saanad ciidanna ka qaadatay.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ku dhowaad 90 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ay ku dishay howlgal ay sheegaty in 48 saac ee lasoo dhaafay ay ka fuliyeen deegaanka Juxaay ee ka tirsan gobolka Shabellada dhexe, halkaas oo ay tilmaantay inay isku uruursanayeen boqolaal ka tirsan maleeshiyada Alshabaab.

Wasiirka ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya oo xilli dambe oo xalay ah shir jaraai’d ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay, waxaana uu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxibada caalamka ay si buuxda gacanta ugu dhigeen deegaanka Juxaay.

Cabdiraxmaan Caddaala, ayaa sidoo kale sheegay in hub iyo saanad ay ka qabsadeen maleeshiyadii ay kula dagaallameen halkaasi.

Howlgalkaasi ayaa qeyb ka ah dagaalka dowladda Soomaaliya ay kula kirto kooxda Shabaab oo bilihii lasoo dhaafay ka socda gobolka SH/Dhexe iyo Hiiraan, wuxuuna imaanaya iyadoo dhowaan dowladda Soomaaliya ay sheegtay inay si rasmi ah ula wareegtay degmada Aadan Yabaal oo aheyd xarunta ugu weyn kooxda Shabaab ay ku lahaayeen gobolka Shabellada dhexe.

Xigasho: Jowhar.com

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.