image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maamulka G/Banaadir oo shaaciyay qorshe ‘wax ka badali kara’ halista ka taagan Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio)  Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banadir Maxamed Axmed Diiriye oo ka qeyb-galay kulan amniga looga hadlayay oo ka qabsoomay degmada Hodan ayaa ka hadlay qorshe cusub oo lagu sugayo amniga caasimada.

Qorshahan cusub ayaa waxa uu sare u qaadaya wada-shaqeynta shacabka, taliyayaasha saldhigyada iyo maamulka gobolka, ayada oo guddiyo waaxeedyo loo sameeyay xaafadaha kala duwan, si ay si dhow iskaga warhayaan maamulka gobolka iyo bulshada ku nool magaalada Muqdisho.

Qorshahan oo la rabo in lagu ogaado xogta qarsoon ee ku jirta guryaha lagu nool yahay iyo banaankooda intaba wixii ka jira in la ogaado. Inaga oo iskaashaneyna oo dhamaanteen isku xiranahay, kooxdiina halkan fadhida iyo gobolka Banaadir oo ugu sareeyo Madaale, haddaan iskaashano inteena cadow ma fakan karo, mid bulshada dhibayana ma fakan karo,” ayuu yiri.

“Waxaa rabna in aan ka shaqeyno magaaladan horumarkeeda, haddaan dhamaanteen sidaas isku kaashano cadowga kuma dhuumaaleysan karo nooca uu doono ha noqdeen ama ha noqdo  kuwa dadka isbaareysanaya oo shaarka shacabka wata ama ha noqdaan kuwa Alshabaab ee raba inay dadka handadaan oo dilaan.”

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.