image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Golaha ammaanka “Waa in Somaliland ciidankeeda deg deg ugala baxda Laascaanood”

NEWYORK (ONKOD ) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan uu maanta yeeshay kaga hadlay xaaladda colaadda Laascaanood.

War qoraal ah oo kulanka ka soo baxay ayaa lagu sheegay in Golaha Ammaanku si weyn uga walaacsan yahay dagaalka Laascaanood waxaanu dhinacyada ugu baaqay in colaadda la joojiyo.

Waxa kale oo qoraalka lagu tidhi “Xunbaha Golaha Ammaanku waxa ay xasuusinayaan dhammaan dhinacyada waajibaadkooda ka saaran xeerarka caalamiga ah, oo uu ku jiro xeerka caalamiga ah ee dagaalku.

Waxa ay ku boorriyeen dhammaan dhinacyada in ay la xisaabtamaan kuwa masuulka ka ah ku tumashada xeerarka dagaalka caalamiga ah iyo ku xadgudubka xuquuqda aadanaha.”

Qoraalka ayaa sida oo kale dhinacyada loogu baaqay in ay fududeeyaan gargaarka bani’aadanimo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.