image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

WARCUSUB : Wadada KM4 ee Muqdisho oo lagu kala cararay

Muqdisho (ONKOD) Wadada KM4 ee magaalada Muqdisho ayaa ciidanka amniga ay xireen ka dib markii laga shakiyay gaari konteenar ah oo wadada dhax yaalla.

Mashquul badan ayaa ka  jira dhammaan waddooyinka KM4 ku hareeraysan halkaas oo ay soo gaareen ciidanka amniga.

Dadwaynaha ayaa ka kala cararay halka gaarigan uu yaalo oo  looga shakiyay inuu ay ku raran yihiin waxyaabaha qarxa.

Saraakiisha , Dowladda Soomaaliya ma aysan faahfaahin qaraxa laga shakiyay ee la dhigay wadada KM4 ee magaalada Muqdisho.

Ciidanka Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwo   boolis oo soo gaaray goobta ayaa  dadka u diiday in goobta ay u dhawaadaan

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.