image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Cali JAYTE ‘’ Dhabihii Wajiga labaad ee dagaalka Al- Shabaab waa laga leexday‘’

Muqdisho (ONKOD) Guddoomiyaha gobolka Hiiraan  ayaa sheegay inuu aad u suluugsan yahay sida uu u socdo qorshaha Dowladda Soomaaliya ay ku wajahayso , wajiga labaad ee dagaalka Al- Shabaab.

Guddoomiyaha Hiiraan ayaa sheegay in  Madaxda Dowladda Soomaaliya ay ku harsan  tahay keliya  sidii loola imaan lahaa qorshaha wajiga labaad ee dagaalka lagula jiro Al- Shabaab.

Waxa uu sheegay Cali Jayte in  laga leexday , wadadii uu ku socday howlgalka , haddana aan u socon sidii uu ku bilowday markii hore oo ahaa mid dar dar leh.

‘’Waa ka haray aniga howlgalka ‘’ ayuu sheegay Guddoomiyaha Hiiraan Cali Jayte oo aad u dhaliilsan sida Dowladda Soomaaliya u wado qorshaha dagaalka Al- Shabaab.

Madaxda saree e Dowladda Soomaaliya ayuu sheegay Cali Jayte , in ay ka meermeerayso in ay la imaato  qorshe cad oo lagu bilaabayo howlgalada ka socda meelo badan oo dalka ah.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hore loogu dhaliilay qorshaheeda wejiga labaad ee dagaalka, kaasi oo qeyb ka noqonayaan ciidamo shisheeye oo ka socda dalalka safka hore.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.