image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dhallinyaro ku baa’baday qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Warar  kala duwan ayaa ka  soo baxaya qarax khasaare gaystay oo ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxan uu ahaa  miino dhulka lagu aaso , isla markaana ay ku dhinteen ilaa afar qof.

Dadka dhintay ayaa dhamaan ahaa dhallinyaro ku sugnaa xaafado ka mid ah degmada Hodan  kuwaas oo ku cawaynayay xaafadaha degmada.

Bartilmaameedka qaraxan ka dhacay degmada Hodan ayaa ahaa Taliye Qoslaaye oo  la sheegay in guriga ka maqnaa.

Ma jirto cid sheegtay masuuliyada weerarkan dhallinyaradan ay ku dhinteen ee ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.