image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Koox dilal ka gaysanayay Muqdisho oo gacanta lagu soo dhigay

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya , ayaa howlgal la sheegay in amniga lagu sugayo ka wada  xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho , si loo barataraalo amniga.

Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa ka kala dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha oo ka tirsan degmada Heliwaa iyo deegaanka loo dalxiis tego ee Daarusalaam oo isna ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho.

Booliska magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney soo xireen koox ka tirsan dhalinyarada ciyaal weerada loo yaqaano oo lagu tuhunsan yahay iney wiil dhalinyaro ah dil kula kaceen.

Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa lagu in raggan oo sadex nin ka kooban la xiray ayna socdaan baaritaano.

Booliska ayaa sheegay in marka uu soo dhamaado baaritaanka raggan la marin doono Cadaalada.

Inkastoo ciidanka amaanka DF ay wax badan ka qabteen dhibaatooyinka ciyaal weerada ku hayeen xaafadaha Muqdisho qaarkood haddana kooxahan ayaa weli dilal iyo dhibaatooyin kale ka wada Meelo ka mid ah caasimada.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.