image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DABAGAL : Imaaraadka oo markii ugu horeysay duqeyn ka fuliyay Soomaaliya

Muqdisho (ONKOD) Diyaarado dagaal oo ay leedahay Dowladda Imaaraadka carabta ayaa duqeymo ka fuliyay deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose.

Waa markii ugu horeysay oo diyaaradaha imaaraadka duqeymo sidan oo kale ah ay ka fuliyaan  meel ka mid ah dalka.

Sida la sheegay duqeymahan ayaa lala eegtay xarumo ay ku sugnayeen xubno ka mid ah kooxd Al- Shabaab halkaas oo ilaa iyo hadda aan la soo sheegin wax khasaaraha oo ka dhashay.

Deegaanada la duqeeyaya waxaa ka mid ah Saban-sabley oo u dhaxeeya deegaanka Cali Axmed iyo degaanka Bud-bud, halkaas oo mararka qaar lagu arko Al-Shabaab.

Diyaaradaha dagaalka ee Imaaraadka carabta ayaa  mid noqonaya xilligaan wixii ka danbeeya , howlgalka ujeedkiisu uu yahay la dagaalanka kooxda Al- Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.