image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DABAGAL : Dad caraysan oo xirtay waddooyinka Beledwayne & XIISAD taagan

Beledwayne (ONKOD) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya  in halkaas maanta oo Axad ah ay xirteen ciidano hubaysan

Dadka  ayaa lagu soo waramayaa in waddooyinka qaarkood ay ku sugan yihiin koox hubaysan oo ka mid ah kuw macwiislayda.

Waxaa la sheegay in kooxday ay ka godoodsan yihiin xil ka qaadista maamulka Hirshabeelle uu ku sameeyay Guddoomiyihii  gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan.

Maamulka gobolka Hiiraan wax war ah ma uusan ka saarin xaaladda maanta ka taagan magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan.

Cali Jeyte ayaa ah shaqsi lagu xasuusto doorkii weyna uu kasoo qaatay wajiga koowaad ee howlgaladii ka dhanka ahaa Al-shabaab ee looga saaray kooxda guud ahaan Bariga gobolka Hiiraan.

Shaki badan ayaa ka dhashay xilka laga qaaday Guddoomiyihii  gobolka Hiiraan oo mar ay is qabteen madaxwaynaha Hirshabeelle  Cali Guudlaawe.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.