image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Gabdho Soomaaliyeed oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Mareykanka

Washington (ONKOD ) Shan hablood oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday shil Gaari oo ka dhacay dalka Maraykanka, shilkaan ayaa yimid kadib markii gaari uu kusoo bareeg goostay goob ay isugu yimaadaan dadka Soomaaliyeed.

Shilkan ayaa ka dhacay magaaladda Minneapolis gaar ahaan agagaarka suuqa Karmel Mall,halkan ayaa ah goob ay isugu yimaadaan dadka Soomaaliyeed.

Hablaha geeriyooday ayaa 3 ka mid ahi ahaayeen isku qoys,hablaha ayaa suuqa ka adeeganayey iyagoo isu diyaarinayey munaasabad qalin jabin.

Shilkan ayaa waxa sababay nin la sheegay inuu la soo baxsaday Gaari ka dib markii uu Gaarigiisa xagga qaybta dambe kaga dhuftay Gaari hablaha wateen.

Ciidanka Booliiska ayaa la sheegayaa in ay gacanta kusoo dhigeen Eedaysanaha geystay shilkan, kaas oo ahaa wadaha gaarigii shilka geystay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.