image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Goobo ganacsi oo Bosaaso ah oo Daacish ay xirtay

Boosaaso (ONKOD ) Wararka ONKOD uu ka helayo magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas albaabada loo laabay goobo ganacsi  sabab la xiriira hanjabaad uga timid kooxda Daacish.

Waxa ay sheegeen  ganacsato halkaas ku sugan in kooxda  Daacish ay ka dalbadeen ganacsatada in ay bixiyaan lacag , ay ku sheegaan kooxda mid lagu taakulaynayo kooxda .

Dhawr qof oo ka mid ah ganacsatada magaalada Boosaaso ayaa sheegay in  lagula soo hadlay telefoon loona sheegay in haddii aysan bixin lacag ay gubayaan goobaha ganacsiga.

Arintan  ayaa saamayn waxa ay ku yeelatay dadka ku nool magaalada Boosaaso ee gobolka Bari – kuwaas oo ka walwal qaba xaaladda amni darro eek a jirta maagalada.

Maalmo ka hor koox hubaysan oo aan la aqoon hase ahaatee loo malaynayo kooxda Daacish ayaa bamgacmeed ku wareeray sida la sheegay goob ganacsi oo ku taalla magaalada Boosaaso.

Maamulka gobolka Bari wax faahfaahin ah ma uusan ka bixin  xirnaanshaha falal amni dartooda goobaha  ganacsiga ee magaalada Bosaaso halkaa soo xarun ganacsi.

Kooxda Daacish ayaa ka dagaalanta buuraha Galgala halkaas oo  marar badan ay isku fara saareen  iyaga [Daacish] Iyo kuwa maamul goboleedka Puntland.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.