image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxaa maanta ka socda degmada Baardheere oo qaraxyo ay ka dhaceen ?

Baardheere (ONKOD) Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta waddooyin ka mid ah degmadaas ay isku fidiyeen ciidanka Itoobiya.

Sida wararka aan helayno ay sheegayan ciidanka ayaa howlgal ka fuliyeen xaafadaha kala duwan ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Dad ku sugan degmada Baardheere ayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya sidoo kale ay kalkaalinayaa oo howlgalka ay la fulinayaan ciidanka Dowladda Soomaaliya.

Xiriir aan la samaynay maamulka degmada ayaa ka kaabsaday in wax faahfaahin ah ay ka bixiyaan howlgalka wadajirka ah ee ay fulinayaan ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya.

Hase ‘ahaatee ‘ Weerarkii shalay ka dhacay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo Dhaawac .

Sidoo kalena, Isbitaalka guud ee Baardheere oo shalay la geeyay dhaawacyada qaraxyadii shalaay ka dhacay Halkaas ayaanan dabooli Karin baahiyaha Caafimaad ee ka jira degmadaas.

Xerada la weeraray ayaa waxaa maalmahan lagu tababarayay ciidamo la sheegay in ay weerari doonaan Jubada Dhexe oo ay gacanta ku hayaan maleeshiyada Al-Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.