image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Xamse ma gaari doono 2-da December 2023 10 sano kadib maalinkii xilka laga tuuray Shirdoon ?

Muqdisho (ONKOD )  Sanadkan 2023 waa sanad wax badan ka shabaha sanadkii 2013 ee ay ka soo wareegtay muddo 10 sanno ah. Waxaa haatan...

Wasiirkii laga eryay Wasaaradda Maaliyadda oo hadlay ‘’Hormuudbaa ahaa ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Wasiirkii Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka hadlay xilka qaadistii uu ku saameeyay  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Cilmi Maxamuud...

WARCUSUB : Xeer Ilaalinta Qaranka oo Mas’uuliyiin hor leh u xirtay Musuq

Muqdisho (ONKOD ) Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa saddaxdii bil ee la soo dhaafay ku guuleystay in uu Baaris ku sameeyo afartan...

WARBIXIN | Abaabul siyaasadeedka Sheekh Shariif ee ka dhanka ah Xasan Sheekh

Muqdisho (ONKOD ) Madaxwaynihii hore ee Dowladii KMG ahn mudane ka tirsan Golaha shacabka ee Barlamaanka Shariiif Sheekh Axmed tan iyo markii uu ku...

WFP ‘’ Waxaan dhimaynayaa 20% raashinka la siin jiray qaxootiga Dhadhaab ‘’

Dhadhaab (ONKOD ) Hay’adda cunnada Adduunka ee WFP ayaa dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha Dhadhaab u sheegtay in raashinkii deeqda ahaa ee...

Buuq hareeyay fadhiga Barlamaank xukuumadda oo wajig gabax la kulantay

Muqdisho (ONKOD ) Buuq iyo sawaxan ayaa ka bilowday Xarunta Golaha Shacabka, kaddib markii qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha ay keeneen mooshin ay...

Suuqa Degmada Afgooye oo Maanta Xiray, Waa Maxay Sababta?

AFGOI (ONKOD ) Maanta oo sabti ah waxaa gabi ahaanba xiran suuqa ugu wayn ee ganacsiga degmada Afgooye ee Shabeellaha hoose , halkaas oo...

Dab Xooggan oo Ka Kacay Suuqa Jigjiga oo Lagu Guuleystay in La Damiyo

JIGJIGA (ONKOD ) Waxaa lagu guuleystay in saaka lasoo afjaro dab xalay ka kacay suuq weyn oo ku yaal magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad...

AKHRISO Magacyada xeer ilaalinta ay ku eedeysay maasuqa , jooge ,maqan ,xiran.

Muqsisho (ONKOD ) Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay liiska 18-qof oo...

WARCUSUB | Xeer ilaalinta oo soo badhigtay 18 mas’uul oo baxsad ah, loona haysto Musuq

Muqdisho (ONKOD ) Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa soo bandhigay Liiska 18 nin oo masuuliyiin ah oo baxsad ka ah...

AFRICOM ‘’ Ma jiro wax khasaaraha oo naga soo gaaray weerarka miino ee ka dhacay Kismaayo ‘’

Kismaayo (ONKOD ) Wararka maanta oo  Khamiis ah aan ka helayo ayaa sheegaya in kolonyo ciidama ah oo ay la socdeen  saraakiil Mareykan ah...

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyay xeer cusub maxayse yihiin ?

Muqdisho (ONKOD) Golaha Wasiirrada X.F.S oo yeeshay maanta  kulankoodii caadiga ahaa oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre,...

GORFEYN | Dayn Cafinta ma saamayn doontaa tuhunka Xafiiska Hanti- dhawrka

Muqdisho (ONKOD) Deeq-bixiyeyaasha caalamiga ee Soomaaliya saxiibada la ah ayaa waxay dalbanayaan in lagu sameeyo dib-u-habeyn maaliyadeed oo dhameystiran taas oo shardi muhiim u ah...

Kenya oo dib u dhigtay dib u furista xadka Soomaaliya sababo la xiriira mowjado weerarro ah

Nairobi (ONKOD ) Kenya ayaa dib u dhigi doonta dib u furista xadka ay la wadaagto Soomaaliya, sababo la xiriira “mowjado weeraro ah” oo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.