image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dab Xooggan oo Ka Kacay Suuqa Jigjiga oo Lagu Guuleystay in La Damiyo

JIGJIGA (ONKOD ) Waxaa lagu guuleystay in saaka lasoo afjaro dab xalay ka kacay suuq weyn oo ku yaal magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad Deegaanka Soomaalida kaas oo geystay khasaara badan oo aan weli la tira koobin.

Madaxweynaha DDS, Mustafe Muxummed Cumar oo ay weheliyaan masuuliyiin heer fadaraal iyo deegaan isugu jira ayaa sida lagu sheegay warbaahinta dowlad deegaanka waxay gaareen suuqa magaalada Jigjiga ee xalay gubtay.

Masiibaddan dabiiciga ah oo keentay khasaare hantiyeed oo badan ayaysan cidina ku dhiman sida ya dowladdu xaqiijisay, waxa uuna madaxweynuhu sheegay in ay dowlad ahaan taageeri doonaan dadka ku hanti waayey suuqa.

Waxaa xalay suuqa usoo gurmaday dadweynaha magaalada Jigjiga iyo sidoo kale gurmad kasoo gaaray magaalooyinka soomaalida ee deegaanka iyo meela kale. Duqa magaalada Hargeysa ayaa keenay ciidan iyo gaadiid gurmad ah isaga oo Jidjiga yimid xalay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.