image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Go’adoonka Baydhabo oo laga shiray & tabar la’aan haysa Laftagareen

Baydhabo (KAAB) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka biloday kulamo looga hadlayo xaalada magaalada Baydhabo oo go’doonsan Kulamadan waxaa qayb ka ah maamulka Koonfur...

Dhaqdhaaq iska soo horjeeda Dowladda & Al- SHABAAB

Muqdisho (ONKOD )Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Ciidamo dheeraad ah  ay geysay degaano ka tirsan degmooyinka Cadalle iyo Ceeldheer ee ee Gobolka Shabeellaha...

Guuxa mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Golaha shacabka

Muqdisho (ONKOD ) Waxaa si aad ah loo hadal hayaa guusha ku saabsan mooshin la doonayo in lagu rido Guddoomiyaha Golaha shacabka Sheekh Aadan...

Amar cusub ay soo saareen kooxda Al- Shabaab oo Muqdisho ka dhaqan galay

Muqdisho (ONKOD)  Ka dib go’dib go’doomintii kooxda Al- Shabaab ee magaalada Baydhabo waxaa muuqanaysa in gabi ahaanba uu istaagay gadiidkii dadwaynaha ee gali jiray...

KENYA : Khasaarihii ugu badnaa oo ka dhashay dibadbaxyo rabashado isku bedelay

Nairobi (ONKOD ) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka dhacay dibadbaxyo rabashado isu bedelay oo sababay dhimasho iyo dhaawac bood , iyo burburin...

Shirka Muqdisho ka socda oo marxalad xasaasi ah galay & Qodobada Dooda

Muqdisho (ONKOD ) Maalintii labaad waxa magaalada Muqdisho ka soconaya , shir u dhaxeeya Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxdii hore Shirkan oo shalay ahaa...

RW Xamse & RW hore oo ka hadlay sidii cunaqabaynta dalka loogu qaadi lahaa

Muqdisho (ONKOD ) Shir  u dhaxeeyay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ee hadda jooga iyo Ra’iisulwasaarihi hore ayaa ka dhacay  xafiiska Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre kaas oo...

Qormo: Soomaaliya iyo Musuqmaasuq

MUSUQ-MAASUQ Ugu horreyn, qormadeenna waxaan ku qeexi doonnaa macnaha uu ku qotomo ereyga Musuqmaasuq kaas oo aan u kala qaadi doonno laba qeyb oo kala...

Shirka Wadatashiga madaxdii Hore iyo DFS oo furmay magaalada Muqdisho.

Muqdisho (ONKOD ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta ka  furmay  magaalada Muqdisho. Wasiirka...

Soomaalida Islii oo ka walaacsan dibadbaxyada ay ku baaqeen mucaaradka Kenya

Nairobi (ONKOD) Ganacsatada Soomaalida ah ku ganacsada xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa ka walaacsan mudaaharaadyada uu ku dhawaaqay hoggaamiyaha isbaheysiga mucaaridka dalkaasi ee...

Dowladda Federaalka oo qayb ka ah dagaalka ka socda Laascanood

Laascanood (ONKOD) Magaalada  Laascanood ee gobolka Sool waxaa wali ka socda dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha deegaanka ee Khaatumo. Wax xal ah wali...

WARKOOBAN : Muqdisho oo shir uu soo qaban qaabiyay Xasan Sheekh ka dhacaya

Muqdisho (ONKOD ) Maanta oo  Arbaca ah waxa magaalada Muqdisho ka furmaya shir uu ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud . Wax...

SOOYAALKA : Xarigga & Xogta Eng Zahra Abdikariim ‘’Waxa la igu maagay waa dulmi ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Taariikhda markii ay ku beegnayd May 07, 2023 goor galab ah qiyaastii 3:40 pm  waxaa xafiiskayga Shirkadda (SOSTEC Technologies) ee ku...

XOG : Yaa ku baxaya wajiga labaad ee isku dhaandhaynta Golaha Wasiiradda ?

Muqdisho (ONKOD )  Xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa wajahaysa cadaadis xooggan  oo kaga imaanaya Golaha shacabka Soomaaliya sabab la xiriirta waxqabad la’aan muddo...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.