image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

KENYA : Khasaarihii ugu badnaa oo ka dhashay dibadbaxyo rabashado isku bedelay

Nairobi (ONKOD ) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka dhacay dibadbaxyo rabashado isu bedelay oo sababay dhimasho iyo dhaawac bood , iyo burburin  goobo ganacsi

Inta ay socdeen rabashadahan waxay saamayn xooggan ay soo gaartay dadka Soomaaliyeed ee ganacsiga ku leh xaafada Islii iyo magaalooyinka kale kuwaas oo dalbananay in ciidamo dheeraad ah la geeyo xaafadahaas.

Inta la xaqiijiyay 10 ruux oo shacab ah ayaa ku dhimatay halka ay dhaawacmayn boqolaal kale, sida ay xaqiijiyeen goobaha caafimaad iyo laamaha ammaanka Kenya.

Sida  laga soo xigtay Hay’adaha  u dooda xuquuda Aadanaha dadka dhintay qaarkood waxaa  toogtay ciidanka amniga  kuwaas oo doonayay in ay ka hortagaan dibadbaxyada isku bedelay rabashadaha ee khasaaraha sababay.

Ganacsi badan ayaa la boobay waxa sidoo kale la burburay goobo kale oo muhiim ahaa taas oo keentay cabsida faraha badan ee ay qabaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka dalkaas ama kuwa kale ee ganacsiga ku leh

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga dalka Kenya oo ka hadlay dhacdadii shalay ayaa cambaareeyay dibadbaxyaasha ka dhacay dalkaas, isaga oo wacad ku maray in dowladdiisa ay soo xirir doonto qaban qaabiyaasha iyo dadka ku bixiyay dhaqaalaha.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.