image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Amar cusub ay soo saareen kooxda Al- Shabaab oo Muqdisho ka dhaqan galay

Muqdisho (ONKOD)  Ka dib go’dib go’doomintii kooxda Al- Shabaab ee magaalada Baydhabo waxaa muuqanaysa in gabi ahaanba uu istaagay gadiidkii dadwaynaha ee gali jiray magaalada Baydhabo.

Gadiidkii ka raraan jiray magaalada Baydhabo ee aadi jiray magaalada Baydhabo ayaa gabi ahaanba istaagay sabab la xiriirta amarka kooxda Al- Shabaab ee la xiriira go’adoominta Baydhabo.

Warar la helay ayaa sheegaya in  kooxda Al- Shabaab gadiidka Baydhabo aadi jiray ee ka bixi jiray magaalada Muqdisho ay ku amreen in aysan bixi karin amarkaas oo dhaqan galay.

Bosteejooyinka Baabuurta ee magaalada  Muqdisho ee Gadiidka Baydhabo aadi jiray ayaa labadii maalin ee la so dhaafay ,ahayd mid hawaanayso oo aan joogin wax gadiid ah .

Arintan waxay saamayn ku yeelatay , dadka shacabka ah ee ku safri jiray dhulka kuwaas oo aan awoodin in diyaaradaha ay raacaan.

Al – Shabaab ayaa waxa ay u muuqdaan in amarkooda uu ka dhaqan galay magaalada Muqdisho , maadama gadiidka Baydhabo aadi jiray ay ku amreen joojinta shaqada.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.