image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

RW Xamse & RW hore oo ka hadlay sidii cunaqabaynta dalka loogu qaadi lahaa

Muqdisho (ONKOD ) Shir  u dhaxeeyay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ee hadda jooga iyo Ra’iisulwasaarihi hore ayaa ka dhacay  xafiiska Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre kaas oo looga hadlay xaaladda dalka.

Xubnaha uu kulanka la qaaday Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya waxaa ka mid ah labo kamid ah Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray oo kala ah  Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke.

Ra’iisul wasaaraha ayaa labada mas’uul kala hadlay arrimo ku aadan xaaladda dalka, gaar ahaan dadaallada ay waddo xukuumaddiisa iyo guud ahaan qorshaha dowladda dhexe.

Inta uu kulanka socday waxaa lagu soo hadal qaaday dagaalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab  iyo halka uu maraayo barnaamijka deyn cafinta oo heer gebo-gebo ah ku dhow, & hannaanka dalkeenna looga qadaayo cuna-qabateynta hubka iyo sidii Dowladda Soomaaliya dhammaadka sannadka 2024 ula wareegi lahayd amniga dalkeenna.

Labada masuul ayaa ka mid ee Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare uu kulanka la qaaday ayaa ka mid ah  madaxdii Hore iyo siyaasiyiinta dalka, oo shir wadatashi ah uu uga furmay magaalada Muqdisho.

Shirkan ayaa ah mid   madaxda dowladda Federaalka iyo siyaasiinta ay  ku gorfaynayaan xaaladda dalka, amniga dagaaalka, Al-Shabaab dib u eegista dastuurka iyo dimuqoraadiyeynta dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.