image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Go’adoonka Baydhabo oo laga shiray & tabar la’aan haysa Laftagareen

Baydhabo (KAAB) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka biloday kulamo looga hadlayo xaalada magaalada Baydhabo oo go’doonsan

Kulamadan waxaa qayb ka ah maamulka Koonfur Galbeed iyo xubno ka socda bulshada qaybaheeda kala duwan.

Magaalada oo ku jirta xaalad adag ayaa la sheegay in dadka ay u dulqaadan waysan yihiin maadama sicirka raashiinka uu kordhay.

Waxaa sidoo kale ku qayb ka ah kulan saraakiil ka socota  howlgalka KMG ah ee ATMIS kuwaas oo talooyin ku biirinaya go’adoonka Baydhabo.

Xildhibaanada Golaha shacabka ee ka soo jeeda Koonfur Galbeed ayaa sheegay in aysan ahayn wax la aqbali karo , xaalada guud ahaan ka taagan Koonfur Galbeed si gaar ah magaalada Baydhabo.

Si kastaba maamulka koonfur Galbeed ayaa laga sugayaa wax ka qabashada culayska saraan dadka ku nool magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.