image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Cali Balcad ‘’ Soomaaliya dhawaan waa laga qaadayaa cunaqabataynta hubka ‘’

Washington (ONKOD ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada dadaalo ay ku doonayso ,  ayaa xod xodasho  ugu jirta sidii loogu qaadi lahaa cuna qabataynta hubka ee saraan in ka badan soddon sanno.

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda ayaa ku sugan dalka Mareynkanka kuwaas oo doonaya in Soomaaliya laga gacan siiyo in laga qaado cunaqabaynta si ay ugu guulaysto in la jabiyo kooxda Al- Shabaab.

Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ku sugan magaaladaas ayaa sheegay  in haatan shirar ay ka wadaan dalka Mareykanka, isla-markaan looga hadlayo sidii cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya looga qaadi lahaa.

Cali Cumar Cali (Balcad) ayaa sheegay in aysan ka baaqsan doonin dadaal kasta oo Soomaaliya cuna qabataynta loogu qaadi kara isla markaana ay socdaan dadaalo lagu dhisayo ciidan Soomaaliyeed.

Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay u baahan tahay fursad ay hub kusoo iibsan karto, taasina ay ku xiran tahay in laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.