image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maalintii 2AAD oo laga Ciidayo Dalka & Dhuusmareeb oo maalinta 1AAD kowaad u tahay

Muqdisho (ONKOD) Maalintii labaad ayaa laga ciiday maanta meelo badan oo dalka ah waxaana socda qalida xoolaha si loogu sadaqaysto dadka masaakiinta ah.

Dadbadan ayaa maalinkii labaad lagu arkayaa oo isugu soo baxay waddooyinka caasimaadda iyo qaar ka mid ah gobolada dalka .

Laakiin maanta waxaa maalintii kowaad ay u tahay oo laga ciidayaa degmada Dhuusmareeb ee gobolka Galgaduud halkaas oo tabiirta laga maqalyo Masaajido ka mid ah Degmada.

Inta badan gobolad Dhexe oo mar ay maamuli jireen Ahlu Sunna Waljameeca ayaa dadka ka danbeyn jiray maalmaha ciida , iyadoo hadda  meesha ka baxday , awoodii Ahlu Sunna.

Dadka Soomaaliyeed ayaa iskugu hambalayaynayaa maalinta labaad ee ciidul Adxaa oo ka mid ah maalmaha farxada badan guud ahaan dunida Islaamka.’

Amniga magaalada Muqdisho iyo gobolada qaar ee dalka ayaa aad loo akeeyay waxaana waddooyinka la dhigay askar ka qayb qaadata amniga sidii loo xaqiijin lahaa.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.