image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ganacsato badan oo wax loogu iibsaday Lacag dollar oo been abuur ah

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Booliska ayaa sheegay in gacanat ay ku soo dhigeen nin ay ku eedeyeen in lacag been abuur ah oo doolar ah ganacsatada wax kaga iibsin jirin.

Saraakiisha Booliska ayaa soo bandhigay nin ay sheegeen in meelo badan oo magaalada Muqdisho  ganacsato wax kaga iibsan jiray lacag been abuur ah

Howlgal ciidanka booliska ay fuliyeen ayay ku sheegeen saraakiisha in ay suurtagal ka dhigtay in eedeysanahan gacanta lagu soo dhigo.

Ciidanka booliiska ayaa degmada Waabari ku qabtay saddex nin oo iyagana lagu eedeeyay in waxyaabaha maanka-dooriya gaar ahaan calaq ay doonayeen in mooto bajaaj ku qaadaan, si ay goobo kale ganacsi ahaan ugu geeyaan.

Booliiska ayaa sheegay dhammaan raggan eedeesanayaasha ah hadda ku socdaan baaritaano dheeraad ah, waxa ayna xuseen in la horgeyn doono caddaalaadda si loo marsiiyo ciqaabta dambiyada ay galeen.

Ciidanka  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada howlgal ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga isla markaana ay kaga hortagaan waxyaabaha maanka dooriya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.