image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shir Lidi ku ah go’aanka Cali Jayte ee xanibaada Garoonka oo Jowhar ka dhacay

Beledwayne (ONKOD ) Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe maanta oo  Axad ah waxaa ka dhacay shir ujeedkiisu ahaa ka hadalka amniga deegaanada maamulka Hirshabeelle.

Shirkan waxaa ka qayb galay , wasiirada Hirshabeelle , saraakiisha maamulkaas iyo kuwa howlgalka ATMIS ee  ku sugan magaalada Jowhar

Inta uu socday shirkan waxaa la isku waydaarsaday arrimo ay ka mid yihiin go’aanka Cali Jayte uu ku xanibay dhaqdhaaqa  Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledwayne.

Wasiirka amniga maamulka HirShabelle  Maxamed Cabdiraxmaan Khayre oo ka qayb-galay shirka ayaa la waday xubnaha Golaha wasiirada iyo ATMIS sida muhiim ay u tahay in la xaqiijiyo amniga Garoomada Hirshabeelle uu uu ku jira kan Beledwayne.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay inuu kala hadlay adkeynta amniga garoomada, si looga hortago qalqal amni oo ka dhaca, madaama mararka qaar uu yimaado isku dhac.

Madaxda ka qayb galay ayaa si wayn u taageeray go’aanka Wasaradda amniga Hirshabellle ee ah  in la dardargeliyo wada shaqeynta iyo dhaqan-gelinta xoojinta nabadgalyada garoomada diyaaradaha ee ku yaalla deegaanada maamulkaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.