image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DENI oo xilkii ka qaaday sarkaalka diidanaa Doorashada & cara ka dhalatay

Garoowe (ONKOD ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa isbedel ku sameeyay maamulka gobolka Nugaal  , taas oo siyaabo kala duwan looga hadlay.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Nugaal ayaa waxaa loo magacaabay Cabdiraxmaan Abshir Faarax, halka ku xigeenkiisa 1-aad uu yahay Mukhtaar Faarax Jeer, waxaana ku xigeenka labaad ah Cabdiraxmaan Ciise Maxamed (Bariir).

Wareegtada ayaa lagu sheegay in sababta isbeddalkan loo sameeyay ay tahay baahi loo qabo dardargelinta maamulka gobolka Nugaal, si horay loogu wado howlaha maamulka.

Sidoo kale Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay xilal cusub isagoo saraakiil badana uu ka qaaday xilalkii ay hayeen .

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Deni ayaa lagu sheegay in xilkaasi loo magacaabay G/Dhexe Qaasim Jaamac Shire oo kamid ahaa saraakiishii lasoo shaqeysay taliyaha la bedelay.

Majirto wali wax war oo arrintan uu kasoo saaray Kornayl Jimcaale Jaamac Takar, iyadoo aan la ogeyn inuu aqbali doono xil ka qaadistan iyo inkale, wallow maalmihii lasoo dhaafay uu sheeganayay iney yihiin ciidan madax banana.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.