image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ganacsade reer CADAADO ah oo askar ka tirsan DFS ay ku toogteen Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Muqdisho lagu dilay ganacasade caanka ahaa gobolada dhexe gaar ahaan magaalada Cadaado.

Sida xogaha la helay ay  tilmaamayaan ganacsadahan ayaa waxa toogtay askar ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya

Ganacsadahan la dilay maanta ayaa lagu magacaabi jiray AUN Sheikh Cabdullahi Cali Wehliye  oo maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho.

Lama sheegin ilaa iyo hadda sababaha keenay dilka ganacsadahan , Dowladda Soomaaliya wax war ah ma aysan ka soo saarin.

Dhawr xabad ayaa la sheegay in ay ku dhacday ganacadahan , taas oo keentay in lala gaari waayo goobaha  caafimaad ee magaalada Muqdisho.

Ma jirto cid loo soo qabtay dilka ganacsadahan ka soo jeeda magaalada Cadaado ee gobolka galgaduud.

Magaalada Muqdisho sidan oo kale waxaa hore loogu dilay  dad rayid ah oo aan waxba galabsan kuwaas oo inta badan lagu eedayay askarta Dowladda iyo kooxda Al- Shabaab

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.