image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Galmudug ‘’Howlgalka AS ayaan hormuud ka nahay ‘’

Dhuusmareeb (ONKOD ) Madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa xalay ka qayb galay Kulan dadweyne oo shacabka magaalada Dhuusamareeb ay...

Maxaa isku xiraya , dagaal beeleedka Galgaduud & Safarka Xasan Sheekh ?

Dhuusmareeb (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka  ah ee  Soomaaliya ayaa ku sugan degmada Dhuusmareeb ,halkaas oo ujeedka lagu sheegay in ay tahay ka qayb galka...

Dhaqdhaaqyada ciidanka DFS ay ka wadaan Galgaduud

Dhuusmareeb (ONKOD) Wararka Goobjoog ay ka helayso deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ayaa sheegaya in ciidanka Dowladda Soomaaliya ay u wajahaysteen   deegaanada gobolkaas...

ARGAGAX : 5 caruur oo walaal ah oo aano qabiil darteed loo dilay

Galaadi (ONKOD) Wararka ka imaanaya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shan wiil oo aad u yar yar aano qabiil loogu dilay degaan...

Wasiir qarka u fuulay in xilka laga tuuro oo raalli galin bixiyay

Muqdisho (ONKOD ) Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan  Macallin ayaa maanta markale waxa uu hortagay xildhibaanada Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Xasan...

Safaarado ku yaalla Soomaaliya oo eedo wajahaya

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Isniin ah Shirjaraa’id oo magaalada Muqdisho ku qabtay hanti dhawrka Qaranka ayuu ku faahfaahiyay warbixin sanadla ah oo ay ku...

Itoobiyo dagaalo ayaa ka socda & xarumo Dowladeed oo lala wareegay

Adis Ababa (ONKOD) Dagaallo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga Itoobiya iyo maleeshiyaad deegaanka ah oo kasoo jeeda gobolka Amxaarada ayaa ka socda magaalooyin...

MD Sheekh muxuu ku qanciyay Odayaasha Ceelbuur ?

Dhuusmareeb (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo culays ka haystay beelaha , dega galgaduud si gaar ah Ceelbuur ayaa kulan la qaaday odayaasha deegaanka. Madaxwaynaha...

Dowladda miyay u taag la’dahay qaraxyada Muqdisho ?

Muqdisho (ONKOD ) Magaalada Muqdisho 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa ka dhacay dhawr qarax oo waxyeelo u gaystay dad shacab ah oo...

Xuseen Sheekh Maxamuud miyuu ku deg degay ka tagista Villa Somalia ?

Muqdisho (ONKOD ) Waxaa soo baxaya war ku saabsan inuu baneeyay xilka Agaasimaha Madaxtooyada Xuseen Sheekh Maxamuud oo saxiib dhaw lahaa Madaxwaynaha hadda talada...

Jubbaland iyo dowlad deegaanka oo arrimo xasaasi ah kawada hadlay

Jigjiga (ONKOD) Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga magaalada Godey ayaa kulan la...

Helsinki oo lagu qabtay xaflada sanadguurada 25aad Puntland & aas aaska khaatumo

Helsinki (ONKOD) Waxaa magaalada Helsinki ee dalka Finland lagu qabtay munaasabad isku sidkan oo loogu dabaal degayo 25 sano guuradii ka soo wareegatay aas-aaska...

Dhaqdhaaq sidee ah ayaa maanta ka socda Dhuusmareeb ?

Dhuusmareeb (ONKOD ) Madaxweynaha Dowladd Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Ciidamo...

Trump wax dembi ah ma uusan qiran – Maxkamadeyntiisa.

Washington (ONKOD ) Madaxwaynihii hore ee Mareykanka ayaa iska ber yeelay eedo loo haysto ka dib markii uu ka soo muuqday Maxkamad Federaal ah...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.