image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Safaarado ku yaalla Soomaaliya oo eedo wajahaya

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Isniin ah Shirjaraa’id oo magaalada Muqdisho ku qabtay hanti dhawrka Qaranka ayuu ku faahfaahiyay warbixin sanadla ah oo ay ku baarayeen xafiisyo Dowladeed iyo safaaradda.

Hanti dhawrka oo lagu magacaabo Axmed Ciise Guutaalle ayuu sheegay in warbixintooda ay ku ogaadaan in safaaradaha qaar daqliga soo galay aan u adeegsan si sax ah.

Waxa uu soo hadal qaaday in saafaradahaas ay ka mid yihiin , Kenya Turky-ga iyo Jarmalka kuwaas oo uu xusay in si aan sharciga waafaqsayn u adeegsadeen daqliga soo galay.

‘’Si fiican looma maamulin lacagaha ay qabteen safaaradaha  Kenya, Turkiga iyo Jarmalka ‘’ ayuu yiri Axmed Ciise Guutaale.

Hanti-dhowraha guud ee qaranka ayaa sidoo kale sharraxaad ka bixiyay khaladaadka ay sameeyeen saddexda safaaradood, isaga oo xusay in baarista ay ku ogaadeen in aysan dhaqan-gelin xeerarka maaliyadeed.

Xafiiska hantidhowraha ayaa guud ahaan cadadka lacageed ee ku maqan safaaradaha Somalia ee dalalka Kenya, Turki iyo Jarmalka ku sheegay illaa 3 miliyan oo dollar.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.