image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Bartamaha Garoowe oo dagaal uu ka dhacay & khasaaraha jira

Garoowe (ONKOD)  Inta la xaqiijiyay  laba askari  oo katirsan ciidanka Booliiska Puntland ayaa dhintay kaddib iska hor imaad xalay dhexmaray koox dabley ah iyo...

Duniyo ‘’ Weerarka Sheegow waa midib sooc kama aamusi doono ‘’

Muqdisho (ONKOD)  Weerarkii Dowladda Soomaaliya ay ku qaaday , Generaal Sheegow isla markaana lagu xiray ayaa waxaa ka dhashay hadal hayn iyo beelaha qaar...

Bulbul oo ku jiro afduub & Garsoore la horgeeyay maanta

Muqdisho (ONKOD ) Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists Syndicate - SJS mr. Mohamed Ibrahim Bulbul ayaa barqadii maanta loo kexeeyay Maxkamadda Gobolka...

WARCUSUB : Hoobiyaal lagu garaacay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Tiro  hoobiyaal ah ayaa saaka ku dhacay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho sida ay ku warameen goobjoogayaal halkaas ku sugan oo...

Ciidanka Dowladda oo isku eryanaya waddooyinka caasimadda

Muqdsho (ONKOD) Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa in ka badan 24- saac waxa ay ku dul dagaalamayaan dadka shacabka ah ee ku...

Wariye Bulbul oo maalintii Seddaxaad ku afduuban Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Wariye Maxamed Ibraahim Bulbul ayaa maalintii sedaxaad ku afduuban magaalada Muqdisho. Khamiis ayaa rag hubeysan oo dhar cad ahaa, isla markaana watay baabuur...

XAQIIQ: Xasan Sheekh oo dhaleecayn kala kulmay tacsi la’aanta Abwaan KEDIYE

Muqdisho (ONKOD) Magaalada Laascanood ee gobolka  Sool waxaa ku geeriyooday , AUN Abwaan Jaamac Kadiye, kaas oo ku dhintay madaafiic ay Somaliland ku garaacday...

Siciid Deni oo Muuse Biixi ku edeeyay dilka Abwaan Jaamac Kediye

Garoowe  (ONKOD ) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday abwaan Jaamac Kediye oo...

GAARISSA : Xildhibaan argagax ku tilmaamay falkii lagu laalayay dhallinyaro

Garissa (ONKOD) Warar  kala duwan  ayaa ka soo baxaya weerar lagu dilay 6 dhallinyara ah kuwaas oo lagu dilay deegaano hoos yimaada magaalada Gaarisa...

Hooyo & caruur ay dhashay oo ku dhintay qarax miino

Ruun-nurgood (ONKOD ) Wararka aan ka – helayno  gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax waxyeelo gaystay. Waxa lagu soo waramayaa...

XAQIIQ : MD Xasan Sheekh aadbuu u jecel yahay qofkii Amaana !!

Dhuusmareeb (ONKOD)  Warbaahinta gudaha waxa qabsaday xildhibaano aad u dhaliilsan hadal aqalka sare ka soo  yeeray Senator  Osmaan Dubbe kaas oo sheegay in xildhibaanada...

Xildhibaan ka tirsan Jubbaland oo maalikii labaad ku xiran xabsiga Mandheera

Mandheera (ONKOD) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Jubaland ayaa habeenkii labaad ku hoyday saldhiga degmada Mandheera, kadib markii Isniintii lagu xiray Koontaroolka Basaska. Xildhibaanka...

SOMALILAND Jabhad hubaysan ayaa dhibaato ku haysa Muuse siduu uga hadlay

Hargaysa (ONKOD) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in dhibaato ba’an deegaanada maamulkaas ay ku hayaan koox maleeshiyaad ah sida uu yiri. Muuse Biixi...

Weriye Bushaaro Baandey oo maanta la xukumay

Hargaysa (ONKOD ) Maxkamadda gobolka Maroodi Jeex ee maamulka Somaliland ayaa saaka oo Talaado ah xukun 1 sano oo xabsi ah ku ridday saxafiyad...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.