image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

SOMALILAND Jabhad hubaysan ayaa dhibaato ku haysa Muuse siduu uga hadlay

Hargaysa (ONKOD) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in dhibaato ba’an deegaanada maamulkaas ay ku hayaan koox maleeshiyaad ah sida uu yiri.

Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegaya in ka  xukuumad ahaan xooga ay saari doonaan wax ka qabashada dhibaatooyinkaas ka jira buurta Gacan Libaax halkaas oo  kooxday ay isku aruusatay.

Madaxweyne Biixi ayaa waxa uu sheegay in jabhadaha ka abuurmay gudaha iyo xasaradaha kale ee aloosan ay yihiin kuwa uu soo abaabulay cadowga Somaliland.

Waxa uu sheegay Biixi in Shacabka Somaliland ay arrintaas feejignaan dheeraad ah kaga jiraan, kana hortagayaan waxkasta oo ka hor imanaya nabadda iyo dowladnimada Somaliland.

Ciidamada Somaliland ayuu sheegay Muuse Biixi in ay diyaar u yihiin wax ka qabashada dhibaatadaas ku soo noq noqotay deegaanada Somaliland oo uu yiri waxa abuuraya shaqsiyaad.

Somaliland ayaa haatan wajaheysa xaaladdo is biirsaday, sida dagaalka Laascaanood iyo sidoo kale muran ka dhashay doorashooyinka kusoo foodka leh maamulka.

Buurta Gacan Libaax ee Somaliland waxa ku jira koox hubaysan oo ka doodsan , hanaanka maamulka ee Muuse  Biixi Cabdi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.