image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka Dowladda oo isku eryanaya waddooyinka caasimadda

Muqdsho (ONKOD) Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa in ka badan 24- saac waxa ay ku dul dagaalamayaan dadka shacabka ah ee ku nool xaafadaha degmada Dharkanlay ee magaalada Muqdisho.

Dagaalkan waxa la sheegay inuu dhaxmarayo ciidamo uu hoggaaminayo , Sheegow Axmed Cali oo kamid ahaa saraakiisha Xoogga dalka iyo ciidamo kale  ka tirsan Dowladda.

In dhawaalaba waxa  jiray xurguf u dhaxeysay ciidanka  Sheegow iyo kuwa kale oo ku sugan xaafada Kaaba Goday ee degmada Dharkanlay  ugu danbayna xalay ayay fooda is dareen.

Khasaare xooggan oo labada dhinac ah ayaa jira sida ay sheegayaan dadka deegaanka oo aan la hadalnay kuwaas oo cabsi ka qaban hubka culus ee la is waydaarsanayo.

Dhawr  hoobiyaal ah ayaa ku dhacay xaafadaha degmada Dharkanlay sidoo kale waxa  hoobiyaal ay ku dhaceen Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho , lamase oga khasaaraha ay gaysteen.

Ciidamada Dowladda ayaa la sheegay in ay  la wareegeen gurigii ay ka dagaalamayeen ciidamo uu hoggaaminayay Sheegow Axmed Cali kaddib dagaal xalay illaa saakey socdey oo ka dhacay xaafadda Kaawa-Godey ee degmada Wadjir.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.