image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Hooyo & caruur ay dhashay oo ku dhintay qarax miino

Ruun-nurgood (ONKOD ) Wararka aan ka – helayno  gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax waxyeelo gaystay.

Waxa lagu soo waramayaa in qaraxa uu ahaa miinada dhulka la galiyo , kaas oo haleelay gaari ay saarnayeen dad shacab ah.

Waxa ay waxyeelo ka soo gaartay qaraxaas hooyo iyo cunugeeda oo ku sii jeeday deegaanka Ruun-nurgood ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Saraakiil  ka  tirsan Dowladda ayaa xaqiijiyay in gaariga uu qaraxa haleelay keliya ay waxyeelo ay ka soo gaartay hooya iyo wiilkeeda.

Ruun-Nirgood oo todobaadkan ay si buuxda ula wareegeen ciidamada dowladda ayaa waxaa weli ka socda howlgallo amni xaqiijin ah, si looga hortago weerarada Al-Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.