image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Maxaa hadal – hayn ka dhigay dagaalkii ka dhacay Cawswayne ?

Dhuusmareeb (ONKOD )  Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale ka hadlay dagaalkii dhawaan ka dhacay deegaanka Cawswayne ee gobolka Galgaduud , halkaas oo ay...

BOOSAASO : Dil lagu fuliyay laba qof oo hore u dilay marxuumad Fardowso Warsame

Boosaaso (ONKOD) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa saakay dil toogasho ah lagula fuliyay laba nin oo lagu helay in gabar ku dileen...

Taliska ciidanka xoogga dalka siduu uga hadlay fashilkii Cawswayne – ?

Muqdisho (ONKOD) Ka dib markii uu soo baxay shakiga ku aadan in ciidanka lagu qayaanay weerarkii ka  dhacay, Cawswayne waxaa soo baxaya warar ku...

Saraakiil DFS oo u jooga Asmara soo celinta ciidamo halkaas lagu tababaray

Asmara (ONKOD ) Waxaa  soconaya dadaalo  Dowladda Soomaaliya ay ku doonayso in dalka ay ku soo celiso tiro badan oo ciidankii lagu tababaray dalka...

Dad badan oo ku dhibtay dab ka kacay Johannesburg

Johannesburg (ONKOD) Inta la xaqiijiyay 63 qof ayaa ku dhintay dab ka kacay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, sida ay qortay wakaaladda wararka...

Ujeedka safarka RW Xamse ee Shabeellaha Dhexe & xog dheeraad ah

Aadanyabaal (ONKOD) Ra’iisulwasaare Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray maanta taliska ciidamada Xoogga ee dagaalka  ee dagaalka sugan degmada Aadan Yabaal ee Shabeellaha Dhexe. Ujeedka...

3,000 oo ka tirsan ATMIS oo dalka ka baxaya sida ugu dhaqsiyaha badan

Muqdisho (ONKOD ) Waxaa soconaya qorshe lagu doonayo in ciidanka ATMIS ay kaga baxaan dalka si amniga ay ula wareegaan ciidanka Dowladda Soomaaliya. Howlgalka ATMIS...

GABON : Afgambi ayaa ka dhacay MD Bongo xabsi guri ayuu ku jira

Gabon (ONKOD ) Saraakiisha ciidamada ayaa ka soo muuqday telefishinka qaranka Gabon iyagoo sheegay inay la wareegeen xukunka. Waxa ay sheegeen in ay baabi’inayaan natiijadii...

Sheekh Shariif ‘’ Fursad hala siiyo Nabadda Laascanood ‘’

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynihii hore ee dowladii KMG Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in la  joogo waqtigii wada hadal lagu dhameyn lahaa xiisada ka taagan...

MD Xasan Sheekh miyuu raalli-galin ugu tagayaa Cali JAYTE ?

Beledwayne (ONKOD ) Sida ay sheegayaan xogaha laga helayo xafiiska Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegaya in madaxwaynaha uu tagi doono degmada Maxaas. Ujeedka...

MD Xasan “Waxaa la joogaa waqtigii lala xisaabtami lahaa kuwa awoodda ciidanka qiyaanada sameeyay’’

Dhuusmareeb (ONKOD ) Madaxwaynaha  Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la  joogo waqtigii lala xisaabtami lahaa kuwa sida uu sheegay qalqal galinaya...

Bulbul oo si qarsoodi ah loo geeyay Maxkamadda –‘’SJS Walaac ayay ku haysaa ”

MUQDISHO (ONKOD) Maanta oo Talaado ah, iyadoo aan la wargelin qareenada iyo qoyska, ayaa Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists Syndicate – SJS...

Taliye ka tirsan Hay’adda NISA oo xaaskiis ay ku dishay Doolow

Doolow (ONKOD) Ilo xog ogool ah oo  ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta degmadaas xaaskiisa ay ku dishay Taliyihii...

Wasiirka Gaashaandhigga & Cadalla oo loogu shakiyay dhabarjabinta ciidanka

Muqdisho (ONKOD )  Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa ka ruqaansaday deegaano badan ka dib maro kala duwan oo ka soo baxay hoggaanka ciidanka ee horkacaya...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.