image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Taliska ciidanka xoogga dalka siduu uga hadlay fashilkii Cawswayne – ?

Muqdisho (ONKOD) Ka dib markii uu soo baxay shakiga ku aadan in ciidanka lagu qayaanay weerarkii ka  dhacay, Cawswayne waxaa soo baxaya warar ku saabsan in uu jiri doono isla xisaabtan dhan ah

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ayaa waxa ay isaga soo baxeen deegaannadii iyo degmooyinkii ugu dambeeyay ee Al Shabaab ka saareen, waxa ayna ciidanka dib ugu soo laabteen goobihii ay markii hore ka duullaan tageen.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Ibraahin Sheekh Muxudiin ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababaha keenay in ciidanka xoogga usoo banneeyaan deegaanno iyo degmooyin ay Al Shabaab kala wareegeen.

Waxa uu sheegay taliyaha in xeylad dagaal ciidamada uga soo baxeen deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka Galgaduud, waxa uuna ugu baaqay dadka degmada Aadan Yabaal iyo difaacyo ka qotaan duleedka degmada iskana difaacaan Al Shabaab.

Sidoo kale ‘ Jenaraal Ibraahin Sheekh Muxudiin oo sidoo kale sheegay inuu deegaan ahaan kasoo jeedo degmada Aadan yabaal ayaa sidoo kale khudbadiisa kaga dalbaday raysal wasaaraha Xamse Cabdi Barre in Xukuumaddiisa ay degmada Aadan Yabaal siiso mudnaan gaar ah oo lagu hormarinaayo.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee uu ku sheegay in ciidanka ay dib uga soo baxeen furimaha qaar farsamo ayaa dadka Soomaaliyeed ka dhex dhalisay hadal heyn badan.

 

 

 

 

 

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.