image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dad badan oo ku dhibtay dab ka kacay Johannesburg

Johannesburg (ONKOD) Inta la xaqiijiyay 63 qof ayaa ku dhintay dab ka kacay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters.

Adeegyada Maareynta Degdegga ah ayaa sheegay in 43 qof oo kale ay ku dhaawacmeen dabka, kaas oo kacay saacadihii hore ee Khamiista.

Robert Mulaudzi oo ah afhayeen dowladda South Africa ayaa sheegay in howlgallo baaritaan iyo badbaado ah ay socdaan, ayna u badan tahay in dhimashadu ay kororto

Goob joogayaal ku sugnaa goobta uu dabku ka kacay ayaa sheegay in laga yaabo in dad gaaraya 200 oo qof ay ku noolaayeen dhismahan oo ku yaala meel cidlo ah oo ka tirsan magaalada ugu weyn Koonfur Afrika .

Dhismuhu waxa uu ahaa “goob dejin aan rasmi ahayn” halkaas oo dadka hoy la’aanta ahi ay gabaad ka dhigtaan iyada oo aan wax heshiis ah lagaaray jirin, sida uu sheegay Mulaudzi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.