image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

BOOSAASO : Dil lagu fuliyay laba qof oo hore u dilay marxuumad Fardowso Warsame

Boosaaso (ONKOD) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa saakay dil toogasho ah lagula fuliyay laba nin oo lagu helay in gabar ku dileen degaanka Ceeldaahir ee gobolka Bari.

Cabdirashiid Siciid Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Cali ayaa saaka lagu fuliyay dil toogasho ah kadib markii lagu helay dilka marxuumad Fardowso Warsame Muuse oo bishii October ee sannadkii 2022 ka dhacay degaanka Ceeldaahir.

Labada xukmane ayaa maxkamaddu sheegtay in ay toorrey ku dileen marxuumadda xilli ay ka furanayeen taleefon sida laga soo xigtay warbixinta waaxda danbi baarista ee C.I.D-da iyo gal-dacwadeedka ay kiiskan ka diyaarisay xeer ilaalinta.

Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Boosaaso tan rafcaanka ayaa isku raacay in dil toogasho ah lagu fuliyo labada xukmane waxaana ugu danbayn la qiyaasay saaka oo Khamiis ah fagaare kuyaalla Boosaaso.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.